Mu’assasada Al-zallaqah oo ah garabka warbaahineed ee mujaahidiinta jamaacada Nusratul islaam wal-muslimiin ayaa faafisay sawirro laga soo qaaday mucaskar cusub.
Mucaskarkan ayaa loogu magacdaray saxaabiga jaliilka ah ee Sacad Ibnu Abii Waqaas (Radiyallaahu Canhu), waxaana sawirrada kasoo muuqanaya rag mujaahidiin ah oo soo bandhigaya funuunta kala duwan ee dagaalka.
Tabobarkan loo soo xiray ciidamada mujaahidiinta ee jamaacada Nusratul islaam wal-muslimiin ayaa qayb ka ah mucaskaraad dhowr ah oo ciidanka mujaahidiinta loo soo xirayay bilooyinkii lasoo dhaafay, kuwaas xoojiyay halganka jihaadka ah ee lagula jiro saliibiyiinta iyo dabadhilifyadooda Riddada ah ee galbeedka Afrika.
Dhanka kale, waxay ciidamada mujaahidiintu qaraxyo is xigxigay oo laba ah ku beegsadeen kolonyo isugu jirta murtadiinta Maali iyo murtazaqada Ruushka ee Fagnar, kuwaas oo ku socdaalayay inta u dhaxayso Jiima Iyo Sandri, khasaare ayaana gaaray.
Sidoo kale waxay mujaahidiintu qarxiyeen gaari ciidan oo ay la socdeen askar ka tirsan ciidanka Nayjar, kaasi oo ku socdaalayay waddada dheer ee isku xirta magaalooyinka Samira iyo Bolkabo ee gobolka Talaabeeri.
Hoos Ka Daawo Sawirrada Mucaskarka.