Jihaadiyiinta Nusratul Islaam Walmuslimiin ee ka halgama galbeedka qaaradda Afrika ayaa qaaday olole ballaaran oo lagu islaaxinayo dhul ballaaran oo dhowaan laga xoreeyay ciidamada saliibiyiinta Ruushka iyo maleeshiyaadka xukuumadda dabadhilifka Maali.
Bayaan kasoo baxay hoggaanka jamaacada Nusratul Islaam Walmuslimiin ayaa lagu sheegay in ciidanka Mujaahidiintu ay ku guuleysteen in walxaha qarxa sida miinooyinkii Faagnar ay shacabka ugu aastay waddooyinka ay ka saareen dhul boqolaal Kiilow Mitir ah.
Howlgal maalmo qaatay oo ay sameeyeen qismiga mutafajiraadka mujaahidiinta ayay ku guuleysteen in ay nadiifiyaan deegaannada hoos yimaad degmada Tantagaagiit.
Sawirro ay mujaahidiintu faafiyeen ayaa muujinayay miinooyin halis ah oo lagasoo saaray waddooyinka iyo diyaarada Drones-ka nuucan isqarxiya oo calooshood ushaqeystayaasha Ruushku ay uga carareen dhulalkii laga xoreeyay.
Diyaaradaha lasoo bandhigay waxaa kamid ah kuwa loo yaqaan Kamakaazi ee dowladda Shiicada Iiraan Farsameyso kuwaas oo ah Drones miinaysan islamarkana halis ku ah bani’aadamka.
Sidoo kale miinooyin iyo bambaanooyin aad uqarxa oo ay caan ku yihiin calooshood ushaqeystayaasha shisheeye ayaa kamid ahaa walxaha qarxa ee mujaahidiintu kasoo saareen dhulalkii cadowga laga xoreeyay.
Mujaahidiinta ayaa sheegay in howlgalkan ay uqaadeen sidii ay u ilaalin lahaayeen bad qabka dadka muslimiinta, camaliyaad jihaadi ah oo sedaxdii bilood ee lasoo dhaafay ka socday waqooyiga iyo bartamaha Maali ayay jihaadiyiinta Al Qaacidda ugu suurtagashay in ay ku qabsadeen boqolaal gaadiid dagaal ah iyo magaalooyin muhiim ah.
Hoos Ka Akhriso Bayaanka, Sidoo Kalena Daawo Sawirrada.