Ciidamada mujaahidiintu waxay saaka weerar xooggan oo cagmarin ah kula kalahaeen saldhig ciidan oo maleeshiyada Riddadu ka samaysteen deegaanka Busleey ee dhaca nawaaxiga xeebta Jaziira ee duleedka Muqdisho.
Weerarka cagmarinta ah ayaa u dhacay sidii loo qorsheeyay, waxaana Allah fadligiis ciidanka mujaahidiinta ay beegsadeen difaacyo cusub oo maleeshiyada murtadiintu ka qoteen deegaanka Busleey.
Taliska ciidanka ayaa si horudhac ah u sheegay in weerarkan ka dhacay deegaanka Busleey, maleeshiyaadka lagu beegsaday ay yihiin kuwii dhawaan laga soo diray magaalada Muqdisho si ay arbushaad iyo qalaanqal uga sameeyaan deegaannada lagu maamulo shareecada Islaamka ee dhaca xeebta wilaayada shabeellada hoose, gaar ahaan Gandarshe iyo JIlib-marko.
La Soco Wixii Soo Kordha.