Ciidamo aad u qalabaysan oo ka tirsan Xarakada Mujaahidiinta Al-shabaab ayaa saaka weerar culus oo cagmarin ah kula jarmaaday saldhigga maleeshiyaadka Riddada ay ka samaysteen deegaanka Masagawaay ee dhacda wilaayada Galgaduud ee bartamaha Soomaaliya.
Ilo wareedyo xog-ogaal ayaa xaqiijiyay in weerar dhowr jiho ah oo xooggan ka dib ay ciidamada mujaahidiintu Allaah fadligii si buuxda ula wareegeen gacan ku haynta saldhigga iyo guud ahaan deegaanka Masagawaay, waxaana jira khasaare baaxad leh oo dagaalkan lagu gaarsiiyay maleeshiyaadka murtadiinta.
La Soco Wixii Soo Kordha Insha’allaah.