Guutada qaraxyada ee Xarakada Mujaahidiinta Al-shabaab ayaa howlgal madaafiic ah oo ay ka fuliyeen magaalada Muqdisho ku beegsaday xerada ugu wayn ee ay saliibiyiintu ku leeyihiin waddanka ee Xalane, halkaas oo ah halka laga soo abaabulo dagaalka ka dhanka ah islaamka iyo ehelkiisa.
Waxay mujaahidiintu dhowr madfac ku dhufteen gudaha Xalane, ilo wareedyo masuul ah ayaa Andalus u sheegay in madaafiicdu gudaha u galeen xerada.
Waxay sidoo kale mujaahidiintu madaafiic ku garaaceen garoonka dyaaradaha ee Muqdisho, madaafiicda qaar ayaa ku dhacay Raanweyga garoonka, taas oo sababtay in uu gabi ahaanba maanta uu xirmo garoonka.
Mujaahidiinta waxay sii kordhiyeen howlgalladooda ka dhanka ah saliibiyiinta iyo dabadhilifyadooda Ridada, 23-kii Maarso ee sannadkii lasoo dhaafay ayay ahayd markii ay mujaahidiintu howlgal xooggan oo Inqimaasi ah ku galeen gudaha xerada Xalane, oo ah taliska ugu wayn ee ay saliibiyiintu ku leeyihiin Soomaaliya, halkaas oo khasaare lixaad leh lagu gaarsiiyay saliibiyiin caddaan ah iyo madow isugu jira.