Ciidamada mujaahidiinta ee ka jihaada gudaha dhulalka muslimiinta ee Kenya xoogga ku haysato waxay dagaal la aan kula wareegeen deegaannada kala ah Dagcadey iyo Homojo oo u dhaw deegaanka Dhadhaab ee dhulka NFD ee ka mid ah dhulalka Soomaaliyeed ee ay Kenya xoogga inooga haysato.
Maleeshiyo murtadiin ah oo ka amar qaata dowladda saliibiyadda ah ee Kenya oo ku sugnaa labadaasi deegaan ayaa isaga cararay, kaddib markii ay ciidamada mujaahidiintu kusoo dhawaadeen deegaanadaas, saraakiisha ciidamada mujaahidiinta ayaana fagaareyaal iyo masaajida khudbado ugu jeediyay dadka ku dhaqan deegaannadaas.
Dhanka Laamu waxay ciidamada mujaahidiintu howlgal qorsheysan ka fuliyeen tuulo hoostagta deegaanka Samayo ee dhacda gobalkaasi Laamu, waxayna mujaahidiintu howlgalkaasi gaarka ah ku dileen 1 nin oo Kirishtaan ah, halka mid kalane ay ku dhaawaceen, sidoo kale waxay mujaahidiintu weerarkan ku gubeen 6 guri oo ay degganaayeen dad kirishtaan Kenyaati ah.