Ciidamada Xarakada mujaahidiinta Al-shabaab ee ka howlgala dhulka N,F,D ee ku hoos jira gumeysiga saliibiyiinta Kenya waxay saacadihii lasoo dhaafay weerar culus oo toos ah ku qaadeen xero ciidamo ka tirsan saliibiyiinta Kenya ay kaga suganaayeen inta u dhaxeysa deegaannada Sheekh Xasan iyo Moodhi Karey, oo ka tirsan gobolka Gaarissa.
Weerarkan barakaysan, waxa Allaah fadligaas lagu gubay gaari Cagaf cagaf ah oo ay leeyihiin ciidamada kuffaarta Kenya, waxaana dagaalkaasi kaddib goobta soo caga dhigtay diyaarado helicopters ah, kuwaas oo goobta ka daabulay askarta Kenyaanka ah ee dhimashada iyo dhaawacyada ku noqday weerarkaasi.
Dhanka kale, faahfaahin dheeraad ah ayaa laga helayaa dagaal xooggan oo maalin ka hor ay ciidanka mujaahidiintu ku qaadeen saldhigga ciidanka Booliska saliibiyiinta Kenya ay kaga suganyihiin deegaanka Caalin Jugur, waxaa inta la hubiyay weerarkaasi lagu dilay laba askari oo ka tirsan kuffaarta Kenya.