Ciidamada guutada qaraxyada mujaahidiinta Al-shabaab ee ka jihaada wilaayada Banaadir waxay howlgal qarax ah la beedsadeen maleeshiyaad murtadiin ah oo ku socdaalayay deegaan dhaca duleedka magaalada Muqdisho, halkaas oo khasaare kala duwan lagu gaarsiiyay murtadiinta.
Qaraxan ayaa si gaar ah uga dhacay xaafadda Jabad Geelle ee deegaanka Ceelasha biyaha, waxayna mujaahidiintu la beegsadeen maleeshiyaad murtadiin lug ah, si rasmi ah looma xaqiijin inta uu la egyahay khasaaraha weerarkaasi ku gaaray maleeshiyaadka murtadiinta.
Howlgalkan qaraxa ah ayaa qayb ka ah howlgallada ciidamada ee mujaahidiinta ka wadaan caasimadda Muqdisho iyo duleedyadeeda, kuwaas oo lagu dhiigbixiyo saraakiisha iyo maleeshiyaadka kooxda Riddada Soomaaliya.