Howlgal qarax ah oo si heer sare ah loo qorsheeyay ayay ciidamo ka tirsan guutada qaraxyada ee Shabaabul Mujaahidiin saacadihii lasoo dhaafay ka fuliyeen gudaha magaalada Baydhaba ee Bay oo xarun u ah maamul goboleedka ashahaada la dirirka ah ee Koonfur-galbeed.
Qaraxyada oo jugtooda laga maqlay inta badan xaafadaha magaalada Baydhabo ayay ciidamada mujaahidiintu la beegsadeen laba guri oo gudaha magaaladaasi ku leeyihiin 2 Sarkaal oo ka tirsan maamulka Riddada ee Laftagareen.
Allaah fadligiis qaraxyada ayaa beegsaday hadafkooda waxayna burbur xooggan soo gaarsiiyeen dhismaha labada guri ee saraakiisha Riddada lahaayeen, howlgalkan ayaana qayb ah howlgallada gaarka ah ee ay mujaahidiintu ku qarxinayaan guryaha madaxda iyo saraakiisha kooxda Riddada iyo kuwa maamulka ashahaada la dirirka Koonfur galbeed ku leeyihiin magaalada Baydhaba.