Warsaxaafadeed kasoo baxay maktabka warfaafinta xarakada Mujaahidiinta Al-shabaab ayaa lagu faahfaahiyay howlgalka Inqimaasiga ah ee ay Mujaahidiintu ka wadaan xarumaha madaxtooyada kooxda Riddada Soomaaliya ee magaalada Muqdisho. howlgalkaas oo fiidkii xalay ku billowday camaliyad Istish-haadiyo ah ka dibna uu xigay dagaal toos ah.
Maktabka warfaafinta Mujaahidiinta ayaa qoraalka ku sheegay in Mujaahidiintu jabiyeen isku dayo dhowr ah oo ay soo sameeyeen maleeshiyaadka murtadiinta. Waxaa sidoo kale bayyaanka lagu sheegay in howlgalka Mujaahidiinta uu baajiyay kulan ay lahaayeen golaha dawaaqiidda Riddada.
Furfurasho ka dib waxaa bayyaanka lagu yiri “waxay ciidamada Mujaahidiintu xalay fiidkii weeraro qorshaysan ku qaadeen xarumaha ridada ee ku yaalla magaalada Muqdisho, gaar ahaan xarunta madaxtooyada iyo agagaarkeeda. Weerarada oo isugu jira Istish-haadiyo iyo inghimaasiyo ayaa si gaar ah loola bartilmaameedsaday qaybta bari ee Madaxtooyada ridada magaalada Muqdisho halkaas oo ay ku yaallaan dhismayaal dhawr ah oo ay ku dhuumaalaystaan mujrimiinta ugu waaweyn madaxda ridada ah”.
Allaah fadligiis, ciidamada Mujaahidiinta ah ee fuliyay weerarada ayaa si xirfadaysan oo khibrad iyo xeelad ku dheehan tahay uga gudbay dhamaan jid-gooyooyinka faraha badan ee uu cadawgu dhigay wadooyinka Muqdisho, waxay gaareen goobihii yoolkoodu ahaa, waxayna madaxdii ridada oo khabaar-moog ah ku billaabeen rasaasta. Mujaahidiinta weerarka qaaday oo ka tirsan katiibada Istish-haadiyiinta ayaa dagaal kula wareegay xarumaha cadawga gaar ahaan halka loo yaqaano Villa Rosa. Mujaahidiinta ayaa sidoo kale u tallaabay dhanka madaxtooyada halkaas oo ay ku garaaceen madaafiic iyo rasaas culus.
Weerarada ayaa socda muddo ka badan 18 saacadood. Ciidamada Mujaahidiintuna waxay fashiliyeen isku dayo farabadan oo uu cadawgu doonayay inuu kusoo soo ceshado gacan ku haynta dhismayaasha. Waxaa jira khasaare xooggan oo isugu jira dhimasho iyo dhaawac oo soo gaaray madaxda ridada oo ay kamid yihiin wasiiro, wasiir ku xigeeno, wasiir-dawlayaal, saraakiil ciidan iyo askar intaba. Ciidamada Mujaahidiinta ayaa gacanta ku dhigay hub iyo saanad milatari oo ay ka ghaniimaysteen malleeyshiyadii ridada ee ku fashilmay duullaanadii ay soo qaadayeen xalay ilaa xilligan oo duhur ah. Waxayna si buuxda gacanta ugu hayaan dhismayaal ku teedsan Madaxtooyada ridada.
Weerarka Mujaahidiinta ayaa sababay inuu baaqdo kulan muhiim ahaa oo ay u ballansanaayeen xubnaha labada gole ee dawaaqiida ah ee sharci dejiyayaasha iskugu yeera. Sidoo kale madaxweynaha kooxda ridada, murtad Xassan Sheekh Maxamuud, ayaa lagala cararay madaxtooyada isagoo loola baxsaday dhinaca garoonka diyaaradaha Muqdisho. Waxaan u mahad celinaynayaa Allaah Subxaanahu watacaalaa annagoo weydiisanayna inuu sugo geesiyada Islaamka ee naftooda u huraya sidii ay u ciqaabi lahaayeen cadawga ridada ah ee u taagan la dagaalanka Shareecada Islaamka, una ololeynaya gaalnimada iyo dhaqamada gurracan ee qawmu-luudnimada ah”.