Ciidamada guutada madaafiicda ee mujaahidiinta Al-shabaab waxay aroornimadii hore ee saaka weerar madaafiic ah ku qaadeen xarunta madaxtooyada ee looga arrimiyo kooxda Riddada Soomaaliya ee kutaal magaalada caasimadda ah ee Muqdisho.
Dhanka kale howlgal qorsheysan oo ciidamo ka tirsan mujaahidiinta ka jihaada wilaayada Banaadir ka fuliyeen deegaanka Tareedisho ee dhaca duleedka magaalada Muqdisho, waxayna howlgalkaas ku khaarajiyeen askari ka tirsanaa maleeshiyaadka Riddada, dilka ka dib waxay cidanka mujaahidiintu askarigaasi murtadka ah kasoo qaniimeysteen qorigii uu ku hubeysnaa.
Howlgalladan ka dhacay Muqdisho iyo nawaaxigeeda, waxay qayb ka yihiin camaliyaadka ciidamada mujaahidiinta ee ka dhanka ah madaxda iyo maleeshiyaadka Riddada, kuwaas oo si habsami leh uga socda gudaha caasimadda iyo duleedyadeeda.