Ciidamada guutada qaraxyada mujaahidiinta Al-shabaab ee ka jihaada wilaayada Banaadir ayaa howlgal xooggan oo qarax ah la beegsaday maleeshiyaad murtadiin ah oo dad muslimiin ah ku dhibaataynayay qaybo ka mid ah degmada Heliwaa ee magaalada Muqdisho.
Qaraxan waxay si gaar ah ciidamada mujaahidiintu ula beegsadeen isbaaro maleeshiyaadka Riddada u tiilay xaafada Xeyle-bariise degmada Hilwaa ee magaalada Muqdisho, waxaana halkaasi ku sugnaa maleeshiyo murtadiin ah, gaar ahaan kuwa kooxda Ridada sida gaarka ah ugu qaabilsan la dagaallanka xijaabka sharciga ah iyo Niqaabka ay xirtaan haweenka muslimaadka ah.
Howlgalkan waxaa inta la xaqiijiyay ku dhintay hal askari oo murtad ah, halka laba kalana ay ku dhaawacmeen, kani ayaana qayb ka ah howlgallada gaarka ah ee ay ciidanka mujaahidiintu ku beegsanayaan maleeshiyaadka Riddada ee sida gaarka ah u qaabilsan la dagaallanka xijaabka sharciga ah iyo niqaabka ay xirtaan haweenka muslimaadka ah ee reer Muqdisho.