Bayaan ay baahisay mu’assasada As Saxaab Arduu oo ku hadasha afka Mujaahidiinta Al Qaacida ee ka jihaada dhulka qaarad u ekaha Hindiya, ayaa looga hadlay Istish-haadka qaa’idkii Mujaahidka ahaa Sheekh Muxamad Mire Jaamac, oo dhawaan ku shahiiday duqeyn diyaaradeed oo ka dhacday wilaayada Shabeellada hoose ee koonfurta Soomaaliya.
Kadib furfurasho iyo hordhac, waxaa bayaanka lagu yiri, “waxaa ina soo gaaray khabarka murugada badan ee geerida qaa’id hogaamiye u ahaa umadda Islaamka, sidoo kalena ahaa xubin ka tirsan hoggaanka sare ee Xarakada Mujaahidiinta Alshabaab ee Soomaaliya, kaasi oo ah Sheekha Mujaahidka ah ee Muxamad Mire Jaamac, oo ku shahiiday duqeyn ay fulisay diyaarad daroon ah oo ay leedahay Mareykanka, Wa’innaa Lillaahi Wa’innaa Ileyhi Raajocuun, ”Allahayow naga ajar sii musiibadeena, Kheyrna noogu badal ayaa lagu yiri qaybaha hore ee bayaaynka.
Intaas kadib waxaa bayaanka kasoo baxay Mujaahidiinta Al Qaacidda ee qaarad u_ekaha Hindiya lagu soo hadalqaaday dhinac kamid ah waxqabadkii barakeysnaa ee Sheekh Maxamad Mire Jaamac mudadii uu saaxada jihaadka taagnaa.
”Sheekh Maxamed Mire Allaah ha u naxariistee wuxuu ahaa Waaligii wilaayaatka Islaamiga ah ee taabacsan Xarakada Mujaahidiinta Alshabaab, wuxuu noloshiisa 40 sano wax ka badan ku qaatay maydaanka dacwada iyo jihaadka, ugu dambayntii, Allaah ayaa u doortay inuu ka mid noqdo shuhadada, kadib nolol adag oo ay ku gadaamanyihiin haliso iyo mashaqo uu u huray waddada Allaah, waxaana lagu bartilmaameedsaday duqeyn saliibi ah oo uga timid cadowga Mareykanka.
Hase ahaatee waxaa Allaah mahadii ah in Allaah Sheekheena uu ku galladay khaatimo wanaagsan, sida aan Allaah uga rajeyneeno ayaa lagu yiri bayaankan kasoo baxay Mujaahidiinta Al-Qaacida qaarad u ekaha Hindiya.
Isaga oo sii socda, waxaa bayaankan oo ay baahisay As-saxaab Urduu lagu yiri, ”Nolosha qofka Mujaahidka ah waxay ku dhamaataa khaatumadan wanaagsan weliba isaga oo raadinaya, waana khaatumada ku timaada dilka iyo shahaadada, la yaabna malahan oo shahaadada uu qofku shahiidayo ayaaba ah ciwaanka masiirada iyo mid kamid ah astaamaha muujinaya guusha iyo liibaanta Jihaadka loo wado Allaah dartii, waana tiir ay ku xoogoobeyso masiirada Jihaadka” ayaa lagu yiri.
Waxaa sidoo kale bayaankan lagu diray baaq ku socda Mujaahidiinta oo ku aadan in lasii xoojiyo dacwada iyo dagaalka jihaadka ee ka dhanka ah Maraykanka iyada oo la adeegsanayo xoog, xikmad, iyo aragti fog, maadaama aysan suuragal ahayn in la dhaqangeliyo cadaaladda Islaamka ee uu hagayo nidaamka Shareecada oo uu hadafkiisu yahay dhisida khilaafada ku taagan dhabihii nubuwada intaba uu aduunkaan xooga ku heysto madaxa sharta caalamka ee Maraykanka.
Waxaa sidoo kale muhiim ah ayaa lagu yiri bayaanka, in la fahmo in Maraykanka iyo xulafadiisu ay ku guul darreysanayaan, ” Mid dhow oo saaxiib ah iyo mid fog oo cadow ahba ha ogaado in Mareykanka iyo xulufadiisu yihiin kuwa khasaaray oo ku hoogaya aduun iyo aakhiro.
Xukuumadaha ridada ah ee ku lugta leh dagaalka Suhyuu Saliibiga ee uu hogaaminayo Mareykanka ayaa loogu baaqay in ay ka fiirsadaan oo ay ka baxaan dagaalkaasi, maadaama ay tallaabadaasi ku jirto badbaadadooda ayaa lagu yiri.
Ugu dambeyn bayaanka, waxaa tacsi loogu diray Mujaahidiinta, Shacabka Soomaaliyeed iyo guud ahaan umadda Islaamka.
“Gebogebadii, waxaan halkan uga tacsiyeynaynaa guud ahaan ummadda Islaamka, iyo Mujaahidiinta ku sugan dunida guudkeeda, sidoo kale waxaan utacsiyeyneynaa hoggaanka guud ee Al-Qaacidda, iyo Amiirka Xarakada Al-Shabaab, Sheekh Axmad Cumar Abuu Cubeyda xafidahullaah, iyo dhamaan hoggaamiyaasha iyo ciidanka Mujaahidiinta.
Tacsiyadeenu waxay sidoo kale ku wajahantahay bulshada Soomaaliyeed iyo qoyska Sheekh Maxamad Mire iyo ahalkiisa.
Waxaana Allaah uga baryeenaa in shahaadadiisa uu ka aqbalo, hana geeyo Jannada ugu sarreysa, isaga oo dejinaya Anbiyada, Siddiiqiinta, shuhadada, iyo kuwa Saalixiinta ah, Aamiin ayaa lagu soo afmeeray bayaankan oo ay saacadihii lasoo dhaafay baahisay As-Saxaab Urduu, islamarkaana kasoo baxay hogaanka sare ee Mujaahidiinta Qaacidatul Jihaad ee qaarad u eekaha Hindiya.
Halkan Ka Degso Bayaanka Oo PDF Ah.
Ama Hoos Ka Akhriso Bayaanka Oo Qoraal Ah.