Rag hubeysan waxey deegaanka Ceelasha Biyaha oo ah deegaan dhaca wadada isku xirta magaalada Muqdisho iyo degmada Afgooye ka geysteen dil qorsheysan kaasi oo faahfaahin laga helayo.
Dilkan waxaa loo geystay xubin ka tirsan sirdoonka dowlada Ridada waxeyna ragga hubeysan ka toogteen qeybaha sare jirka taasi oo sababtay in isla goobta ku geeriyooda.
Ninkan lagu dilay deegaanka Ceelasha Biyaha oo magaciisa lagu soo gaabiyay Mukhtaar ayaa ahaa Jaajuus ka tirsanaay Ashahaado la dirirka maamulka Farmaajo,waxeyna Ciidamada Shabaabul Mujaahidiin Murtadkaasi ka qaateen Moota Bajaaj uu watay.
Dhanka kale Labo Qarax oo ah noocyada Bambaanada gacanta laga tuura ayaa lagu weeraray xarunta maamulka dowlada Ridada ugu magacaaban degmada Yaaqshiid ee magaalada Muqdisho.
Xilliga weerarka Bamka waxaa gudaha xarunta ku sugnaay saraakiil iyo maleeshiyaat ka tirsan dowlada Ridada wakuwaasi oo khasaara kala duwan ay kasoo gaartay weeraradaasi Bam.
Calamada.com