Wararka ka imaanaya magaalada Boosaaso ee xarunta gobalka Bari waxey sheegayaan in gudaha magaaladaasi ka dhacay dil qorsheysan.
Dilkan oo ay fuliyeen rag hubeysan waxaa lagu dilay askar ka tirsanaay nabad sugida maamulka gaala raaca Puntland.
Ragga hubeysan ayaa askarigan ka toogtay qeybaha sare ee jirka taasi oo sababtay inuu goobta ku quurbaxo,iyadoona raggii dilka geystay goobta si nabad ah ay kaga dhaqaaqeen.
Mas,uuliyadda dilkan waxaa sheegtay Xarakada Mujaahidiin Alshabaab oo horay dhowr saraakiil iyo askar ka tirsan Puntland ugu dilay magaalada Boosaaso.
Calamada.com