Howlgal gaar ah oo ciidamada Xarakada Mujaahidiinta Alshabaab ay ka fuliyeen gudaha magaalada Boosaaso waxey ku dileen sarkaal sare oo ka tirsanaa maamulka gaala raaca Puntland.
Dilkan waxey ciidamada Mujaahidiinta u geysteen sarkaal canshuur qaade ah oo lagu magacaabo Murtad Muxamed Muuse, Waxeyna sarkaalkan Mujaahidiinta ka toogteen qeybaha sare ee jirka taasi oo sabab u noqotay inuu isla goobta ku baqtiya.
Mujaahidiinta ayaa sarkaalkan ka ganiimeystay biskoolad uu ku hubeysnaa waxa uuna dilkiisa kusoo aadayaa xilli ciidamada Mujaahidiinta ay sii kordhiyeen weerarada ka dhanka ah maamulka Ashahaado la dirirka isku magacaabay Puntland.
Calamada.com