Ciidamada guutada qaraxyada mujaahidiinta Al-shabaab ee ka jihaada dhulka NFD ee ku hoos jira gumeysiga Kenya, ayaa howlgal qarax ah oo ay saacadihii lasoo dhaafay ka fuliyeen goob isku imaatin ah ku beegsaday askar iyo xubno shaqaale dowladeed oo gaalo Kenyaan ah, qaraxan barakaysan ayaana ka dhacay gudaha magaalada Mandheera.
Saraakiisha ciidamada mujaahidiintu waxay Andalus u xaqiijiyeen in howlgalkan qaraxa ah lagu dilay 11 xubnood oo gaalo Kenyaan ah, halka sidoo kalena ay ku dhaawacmeen siddeed kale oo saliibiyiin ah, howlgalkaaasi ayaana Allah fadligiis u dhacay sidii loo qorsheeyay.
Dhanka gobolka Mudugna, waxaa magaalada Xarardheere ee gobolkaasi ku dagaallamay maleeshiyaad murtadiin ah oo si gaar ah uga tirsan kuwa isugu yeeray Macawiisleyda, waxaana iska hor’imaadkaasi u dhaxeeyay murtadiinta ay isaga dileen laba askari, kuwaas oo magacyadooda lagu sheegay Dhuxul Cali Mire iyo Fanax Gaadaay.