Qarax xoogan ayaa lala beegsaday gaari ay la socdeen maleeshiyaatka dowlada Ridada gaar ahaan kuwa sida gaarka ah ay u tababartay dowlada Saliibiyadda Mareykanka.
Qaraxa waxa uu sigaar ah kaga dhacay wadada isku xirta magaalada Muqdisho iyo garoonka diyaradaha Bilidoogle oo xilligaan saldhig u ah Saliibiyiinta Mareykanka.
Inta la xaqiijiyay qaraxan waxaa lagu burburiyay Gaari Tikniko ah,sidoo kale waxaa qaraxaasi lagu dilay inka badan Toban ka tirsan maleeshiyaatka Murtadiinta ee Mareykanka uu tababaray.
Dhawaaqa qaraxa ayaa si aad ah looga maqlay deegaano badan oo ka tirsan gobalka Shabeelada hoose,waxaa Mas’uuliyadda Qaraxan sheegtay Shabaabul Mujaahidiin.
Calamada.com.