Galinkii dambe ee Maanta waxey ciidamada Mujaahidiinta Howlgalo kala duwan ka fuliyeen qeybo ka mid ah Wilaayaatka Banaadir iyo Shabeelada hoose oo ah Labo wilaayo oo daris ah islamarkaana wada dhaca Konfurta dalka Somalia.
Howlgaladan oo isugu jira Qarax iyo Iqtiyaal waxey ciidamada Mujaahidiinta la beegsadeen saraakiil iyo maleeshiyaat ka tirsan Kooxda Ridada Somalia.
Weerarka kowaad oo ah mid qarax ah waxaa lala begsaday maleeshiyaat ka tirsan Kuwa Murtadiinta waxa uu qaraxan ka dhacay magaalada Marka ee Wilaayada Shabeelada hoose.
Qaraxa waxa uu sigaar ah kaga dhacay halka Loo yaqaano Ceel Xaaji oo ah afafka hore ee magaalada Marka dhinaca wadada ka timaada deegaanka Shalambood ee dhaca duleedka magaalada Marka.
Maleeshiyaatka qaraxa lala beegsaday ayaa ah kuwoo cusub oo dhawaan cadowga halkaasi geeyeen looguna tala galay iney la dagaalamaan diinta islaamka iyo dadka Muslimiinta.
Malesehiyaatkaasi Murtadiinta waxaa dhowr iyo Labaatan Maalmiood ka hor halkaasi ku booqday Murtadweynaha Kooxda Ridada Murtad farmaajo waxaana maleshiyaatkaasi loo qeybiyay gaadiidka gaashaaman.
Galinkii dambe ee maanta iyagoo gaadiidka gaashaaman hal mar kasoo wada daatay islamarkaana doonaya iney fadhiistaan goob galab kasta isugu yimaadaan ayaa qarax culus lala beegsaday kaasi oo dhawaaqiisa si aad ah looga maqlay xaafadaha kala duwan ee magaalada Marka iyo duleedkeeda.
Wararkii ugu dambeeyay ayaa xaqiijinaya in murtadiinta khasaara culus oo Baqti iyo dhaawac ah uu kasoo gaaray qaraxa.
Cadowga Allaah ayaa durba isgaariinta magaalada jaray taasi oo muujineysa iney jirto khasaara Baaxad weyn oo Murtadiinta lagu gaarsiiyay qaraxaasi.
Daqiiqado kadib waxaa goobta soo caga dhigtay Labo diyaaradood oo kuwa Elecobtarka ah kuwaasi oo halkaasi ka daabulay baqtiyada iyo dhaawacyada saraaakiisha iyo askarta Murtadiinta.
Xigasho Radioandalus.
Calamada.com