Qarax culus ayey Mujaahidiinta la beegsadeen kolanyo ka tirsan maleeshiyaatka kooxda Ridada kuwaasi oo ka baxay degmada Jowhar kuna sii jeeday magaalada Muqdisho.
Qaraxa waxa uu ka dhacay ka dhacay deegaanka Golaleey ee hoostaga degmada Balcad, Dhawaaqa qaraxa waxaa si aad ah looga maqlay deegaano ka tirsan Wilaayada Shabeelada dhexe.
Miinada ayaa haleeshay gaari Cabdi bile ah gabi ahaan gaariga isla goobta ayuu ku burburay, Sidoo kale waxaa qaraxa ku baqtiyay Toban askari oo ah maleeshiyaatka kooxda Ridada waxaana ku dhaawacmay hal askari.
Qaraxan ayaa kusoo aadaya xilli ciidamada Shabaabul Mujaahidiin dagaal culus ku qaadeen saldhiga Kufaarta Xabashida Itoobiya ay ka sameysteen garoonka diyaaradaha degmada Baardheere ee Wilaayada Gedo, Waxa uu dagaalka sababay khasaara nafeet iyo mid hantiyadeed oo soo gaartay askarta Xabashida Itoobiya.
Calamada.com
Mashaa allaah allaahu AKBAR