Ciidamada mujaahidiinta ee ka jihaada wilaayada Bakool waxay howlgal qarax ah la beegsadeen ciidamo ka tirsan kuffaarta Itoobiya oo saldhig ciidan kaga sugan deegaanka Yeed ee wilaayadaasi Bakool, halkaas oo ay dhimasho iyo dhaawac ku noqdeen askar ka tirsan saliibiyiinta.
Qaraxan oo ka dhacay gudaha xerada xabashida Itoobiya ee deegaanka Yeed waxaa inta la xaqiijiyay ku dhintay ugu yaraan 4 askari oo ka tirsan ciidanka xabashida halka ay sidoo kale ku dhaawacmeen tiro intaas ka badan.
Howlgalkan qaraxa ah ee askarta looga dilay saliibiyiinta Yugaandha ayaa qayb ka ah howlgallada mujaahidiinta ee ka dhanaka h xabashida duullaanka saliibiga ah ku joogta wilaayaadka islaamiga ah ee Soomaaliya.