Qarax Ka Dhacay agagaarka isgoyska Ex-control Afgooye ee magaalada Muqdisho waxaa lala beegsaday kolanyo ka tirsan maleeshiyaatka dowlada Ridada.
Qaraxa waxa uu sigaar ah kaga dhacay deegaanka Weydoow waxeyna miinadu haleeshay gaari Cabdi Bile ah oo ay la socdeen tiro askar ah oo ka tirsan maleeshiyaatka maamulka Farmaajo.
Dhawaaqa qaraxa waxaa si aad ah looga maqlay xaafadaha degmada Hodan,degmooyinka Jaarka la ah Hodan iyo qaar ka mid ah deegaanada dhaca duleedka magaalada Muqdisho.
Warar rasmi ah oo kasoo baxay Mujaahidiinta Al Shabaab ayaa lagu sheegay in 15 askari ay dhimasho iyo dhaawac ku noqdeen qaraxa,iyadoona Janaraal Labo Aflle oo la doonayay in qaraxa lagu dila uu si dirqi ah kaga badbaaday.
Habeenkii xalay ayeey aheed markii qaraxyo Bambaano lala beegsaday maleeshiyaat ka tirsan dowlada oo ku kala sugnaay deegaanka Weydoow ee degmada Hodan iyo kasoo horjeedka saldhiga degmada Kaaraan.
Muuse Malaay.
Calamada Online.
Mogadishu, Somalia.