Qarax loo adeegsaday Bamka nooca gacanta laga tuura ayaa lagu weeraray maleeshiyaat ka tirsan dowlada Ridada,iyadoona warar hor dhac ah laga helayo qaraxa.
Bamkan waxaa lagu tuuray maleeshiyaat ka tirsan maamulka Farmaajo oo ku qayilayay qeybo ka mid ah xaafada Siisii waxeyna Bamka bartamaha ka gashay maleeshiyaatka lagu weeraray.
Goob-jooge ka agdhawaa goobta qaraxa waxey xaqiijiyeen iney jiraan tiro askar ah oo dhimasho iyo dhaawac ku noqday qaraxaasi Bam.
Weerarkan ayaa imaanaya xilli Labo Habeen ka hor qeybo ka mid ah degmada Wardhiigley ee magaalada Muqdisho lagu dilay sarkaal sare oo ka tirsanaay dowlada Ridada kaasi oo ahaa sarkaal Milatari waxa uu sidoo kale ahaa Tababare wax ka tababara maleeshiyaatka Murtadiinta ay tababarto dowlada daba dhilifka Imaaraatka Carabta.
Calamada.co
Allah akbar