Qarax culus waxa uu ka dhacay degmada Baardheere oo ka tirsan gobalka Gedo ayna ku suganyihiin ciidamada Kufaarta Itoobiya,Kenya iyo maleeshiyaatka dowlada Ridada.
Qaraxa oo dhawaaqiisa si aad ah looga maqlay xaafadaha kala duwan ee degmada Baardheere waxaa loo adeegsaday miinada dhulka lagu aaso ee meelaha fog laga hago.
Kolanyo ka tirsan ciidamada Nasaarada Kenya oo ku socdaalayay gudaha degmada Baardheere ayaa lala beegsaday qaraxa,iyadoona qaraxan faahfaahino dheeraad ah ay kasoo baxayaan.
Idaacada Islaamiga ah ee Andalus ayaa baahisay in qaraxan lagu dilay hal askari oo Kenyaati ah mid kalen lagu dhaawacay,waxa sidoo kale burburay gaarigii ay miinada haleeshay.
Sidoo kale qaraxaasi waxaa dhaawacyo culus kasoo gaartay Labo askari oo ka tirsan maleeshiyaatka kabo qaatka u ah shisheeyaha soo duulay kuwaasi oo la socday kolanyada Kenyaatiga ah ee qaraxa lala beegsaday.
Calamada.com
Waan Ku faraxsanahay in LA Qarxiyo gaalada kuffaarta ah ee soo duulayaasha ah mujaahidiintna waan salaamayaa