Qarax culus ayaa ka dhacay qeybo ka mid ah degmada Holwadaag ee magaalada Muqdisho,iyadoo dhawaaqa qaraxa si aad ah looga maqlayay gudaha iyo duleedka magaalada Muqdisho.
Qaraxa waxaa lala beegsaday xarunta maamulka degmada Howlawadaag,iyadoona xilliga qaraxa gudaha xarunta ay ku sugnaayeen Mas’uuliyiin,Saraakiil iyo askar ka tirsan dowlada Ridada Farmaajo.
Qaraxa ayaa burburiyay dhisamaha Xarunta,waxeyna tani muujineysaa in qaraxa khasaara culus oo Naf iyo Maal ah lagu gaarsiiyay xubnihii dowlada ee ku sugnaay gudaha xarunta la qarxiyay.
Lasoco Waxii Kusoo Kordha.
Muuse Malaay.
Calamada Online.
Mogadishu, Somalia.