Wararka laga helayo magaalada Mandheera oo ka mid ah dhulka Kenya xooga kaga heysata Somali ayaa sheegaya in goordhaw qarax culus uu ka dhacay deegaan hoostaga magaaladaasi.
Qaraxa oo loo adeegsaday miinada dhulka lagu aasa ee meelaha fog laga hago ayaa lala beegsaday kolanyo gaadiid ah oo ay la socdeen askarta Nasaarada Kenya kuwaasi oo ku socdaalayay deegaanka Fiinow oo ka mid ah deegaanada hoostaga magaalada Mandheera.
Idaacada Islaamiga ah ee Andalus ayaa baahisay in qaraxaasi Mujaahidiinta ay ku gubeen gaari Mutabiish ah’waxaa sidoo kale qaraxa baqti iyo dhaawac ku noqday tiro nasaara Kenyaati ah oo gaariga la socday.
Dhulka Kenya xooga kaga heysata Somali iyo gudaha dalka Kenya waxaa ka dhaca weeraro ay fuliyaan ciidamada Shabaabul Mujaahidiin.
Calamada.com