Wararka ka imaanaya gobalka Shabeelada Dhexe ayaa sheegaya in qarax deegaan ka tirsan gobalkaasi lagula beegsaday maleeshiyaat ka tirsan dowlada Ridada federaalka.
Qaraxa waxa uu sigaar ah kaga dhacay deegaanka Buurane ee gobalka Shabeelada dhexe’iyadoona qaraxa uu sigaar ah kaga dhacay goob ay ku qayilayeen maleeshiyaatka dowlada.
Dadka deegaaanka ayaa xaqiijiyay in qaraxaasi lagu dilay labo askar Shan kalane lagu dhaawacay kuwaasi oo dhaawacyadooda loola cararay isbitaalka guud ee degmada Jowhar.
Todobaad ka hor ayeey aheed markii qarax bam oo ka dhacay degmada Jowhar lagu dilay saraakiil ka tirsan dowlada federaalka kuwaasi uu ku jiray taliyihii maleeshiyaatka Ridada Booliska ee gobalkaasi.
Calamada.com