Weerarkan oo qarax ah waxaa lala beegsaday kolanyo ka tirsan ciidamada Kufaarta Afrikaanta gaar ahaan gaalada Burundi,iyadoona faahfaahin laga helayo weerarkaasi.
Qaraxan waxa uu sigaar ah kaga dhacay inta u dhaxeysa garoonka diyaaradaha Jowhar iyo deegaanka Buurane,iyadoona kolanyada qaraxa lala beegsaday ay ku sii jeedeen dhanka magaalada Jowhar ee Wilaayada Shabeelada dhexe.
Qaraxan oo dhawaaqiisa si aad ah looga maqlay deegaano ka tirsan Shabeelada dhexe ayaa Allaah fadhlgisa qaraxa waxa uu haleelay gaari Taw ah kaasi oo gabi ahaan goobta ku burburay.
Sidoo kale askartii Kufaarta Afrikaanta ee la socotay gaariga Gaashaman ee qaraxa lagu burburiyay ayaa goobta baqti iyo dhaawac ku noqday.
Mas’uuliyadda Qaraxan lala beegsaday askarta Burundeyska waxaa Mas’uuliyaddiisa sheegtay Xarakada Mujaahidiinta Alshabaab oo mudooyinkii dambe sii kordhisay weerarada ka dhanka ah shisheeyaha iyo dowlada Ridada.
Calamada.com