Howlgal barakaysan oo qarax ah ayay ciidamada Mujaahidiintu ka fuliyeen duleedka magaalada Kismaayo ee wilaayada Jubbooyinka, halkaas oo lagu beegsaday maleeshiyaad murtadiin ah oo dhaqdhaqaaqyo ciidan ka waday duleedka magaaladaas.
Qaraxa ayaa si wanaagsan u haleelay gaari ciidan oo ay la socdeen maleeshiyaadka murtadiinta ee Baangaraafta ee ay soo carbisatay dowladda saliibiyadda ah ee Maraykanka, Waxaana la xaqiijiyay in qaraxaasi uu burburiyay gaariga ciidan ee ay la socdeen murtadiinta.
Ilo wareedyo xog-ogaal ah waxay soo xaqiijiyeen in dhammaan maleeshiyaadkii Riddada ee la socday gaariga ciidan ay u qaybsameen kuwa dhintay iyo kuwa ay dhaawacyo kala duwan soo gaareen, waana mid ka mid ah qaraxyada ay Mujaahidiintu ku beegsanayaan maleeshiyaadka Riddada.