Ciidamada guutada qaraxyada Shabaabul Mujaahidiin ee ka howlgala wilaayada Jubbooyinka waxay qarax xooggan la beegsadeen kolonyo ciidamo isugu jiray saliibiyiin Ameerikaan ah iyo maleeshiyaadka ay sida gaarka ah u tabobarteen ee Danab, kuwaas oo ku socdaalayay duleedka magaalada kismaayo.
Qaraxan oo si gaar ah uga dhacay inta u dhaxeysa degaanka Birta dheer iyo Harboole oo dhaca duleedka magaalada Kismaayo, ayaa lala helay kolonyo gaadiid ah oo isku jiray Bangaraaf iyo ciidamo Mareykan ah, kuwaasi oo halkaasi ku socdaalayay.
Inta la xaqiijiyay waxaa qaraxaasi lagu gubay gaari nooca gaashaaman ah oo ay wateen ciidamada Mareykanka, kaasi oo ay u saarnaayeen Anteenooyin, waxaana la xaqiijiyay in uu gaaray gaarigaasi burbur aad u xooggan, iyadoona uu jiro khasaaro dhimasho iyo dhaawac leh oo gaaray ciidamada Mareykanka ee gaarigaasi saarnaa.
Dhanka kale ciidamada mujaahidiintu waxay nawaaxiga deegaanka Birta dheer ee duleedka Kismaayo, ilaa 5 qarax kula beegsadeen kolanyo ciidamo murtadiin ah oo ay qayb ka yihiin Bangarafta , kuwaas oo kasoo baxay magaalada Kismaayo.
Ciidamada mujaahidiintu waxay qaraxyadaas Allaah fadligii ku gubeen gaari ciidan, waxayna kolanyadaasi iyagoo 3 gaari ku sita bakhtiyo iyo dhaawacyo fara badan dib ugu laabteen magaalada Kismaayo.