Wararka ka imaanaya gobolka Laamu oo ka mida dhulalka muslimiinta balse ay xoogga ku haysato dowladda Kenya ayaa sheegaya in mujaahidiintu howlgal qarax ah la beegsadeen kolanyo ciidamo ah oo ka tirsan saliibiyiinta Kenya, kuwaas oo kasoo deegaanka Kiyuunga kuna sii jeeday xero ciidan oo ku taala duleedka deegaanka Kaambooni.
Ilo wareedyo masuul ah ayaa xaqiijiyay in weerarkaasi qaraxa ah lagu gubay gaari (BG) ah oo ay wateen saliibiyiinta Kenya, halka sidoo kale ay ku halaagsameen askartii Kenyaatiga ahayd ee la socotay gaariga la qarxiyay.
Dhinaca kale faahfaahin dheeri ah ayaa laga helayaa qarax culus oo maalmo ka hor ciidamada kffaarta Kenya lagula beegsaday inta u dhaxeysa deegaannada Shangaani iyo Kiyuunga oo wada dhaca gobolka Laamu.
Inta la xaqiijiyay waxaa weerarkaas qaraxa ah ku dhintay 4 askari oo ka mid ahaa saliibiyiinta Kenya, halka ay sidoo kale dhaawacyo kala duwan soo gaareen 3 kale.