Ciidamada mujaahidiinta ee ka jihaada wilaayada Hiiraan ee dhacda bartamaha Soomaaliya ayaa howlgal culus oo qarax ah la beegsaday maleeshiyaadka murtadiinta, kuwaasi oo fariisin ciidan kulahaa Buunda weyn ee magaalada Beledweyne.
Qaraxan ayaa dhawaqa jugtiisa si wayn looga maqlay qaybo ka mida magaalada Beledweyne, waana qayb ka mid ah howlgallada ciidan ee ay ciidamada mujaahidiintu ka wadaan deegaannada ay saliibiyiinta iyo murtadiintu kaga suganyihiin wilaayada Hiiraan.
Dhanka Sh/hoose, waxay ciidamada mujaahidiintu saacadihii lasoo dhaafay dagaal culus ku qaadeen saldhig ciidan oo maleeshiyaadka murtadiinta ee Buundada deegaanka Sabiid ee dhaca duleedka degmada Afgooye, waxaana halkaas ka dhacay dagaal culus oo la isku adeegsaday hubka noocyadiisa kala duwan.