Wararka ka imaanaya degmada Afgooye ee gobalka Shabeelada hoose waxey sheegayaan in gudaha degmadaasi uu ka dhacay qarax culus kaasi oo faahfaahin laga helayo.
Qaraxa waxa uu sigaar ah kaga dhacay goob isku imaatin ah oo ay fadhiistaan maleeshiyaatka dowladda Ridada iyadoo dhawaaqa qaraxa si aad ah looga maqlay xaafadaha kala duwan ee degmadaasi.
Wararkii ugu dambeeyay waxey sheegayaan in askar ka tirsan Murtadiinta dhimasho iyo dhaawac ay ku noqdeen qaraxa walow si rasmi ah wali aan loo xaqiijin tirada askarta Murtadiinta ee dhimashada iyo dhaawaca ku noqday qaraxaasi.
Qaraxan ayaa kusoo aadaya xilli saacadihii lasoo dhaafay weeraro ka dhacay wadada xeebta ah ee isku xirta magaalooyinka Muqdisho iyo Marka dowladda Ridada looga qabsaday gaadiid loogana dilay tiro askar ah.
Calamada.com