Qaraxan waxa uu ka dhacay agagaarka Isgoyska Ex-controol Balcad ee degmada Hilwaa kaasi oo faahfaahin laga helayo.
Qaraxa waxaa lala beegsaday maleeshiyaat ka tirsan dowladda Ridada,iyadoo dhawaaqa qaraxa laga maqlay xaafado ka tirsan Muqdisho.
Inta la xaqiijiyay hal askari oo ka tirsan maleeshiyaatka dowladda Ridada ayaa ku dhintay qaraxa,waxa uu qaraxan kusoo aadayaa xilli saacadihii lasoo dhaafay qarax ka dhacay agagaarka dhismaha Xero Jarmalka Muqdisho ay ku dhinteen Labo askari oo ka tirsan dowladda Federaalka.
Muuse Malaay.
Calamada Online.
Mogadishu, Somalia.