Wararka ka imaanaya magalaada Kismaayo ee xarunta gobalka Jubbada hoose waxey sheegayaan in qarax culus lala beegsaday kolanyo ka tirsan maleeshiyaatka maamulka gaala raaca Axmed Madoobe.
Qaraxan oo loo adeegsaday miinada dhulka lagu aaso ee meelaha fog laga hago waxaa dhawaaqeeda si aad ah looga maqlay deegaano badan oo dhaca duleedka magaalada Kismaayo.
Inta la xaqiijiyay qaraxa waxaa lagu dilay Saddex askari oo ka tirsan maleeshiyaatka Axmed Madoobe,iyadoona dhowr jeer qaraxyo iyo kamiino ka dhacay dueedka magaalada Kismaayo lagu dilay saraakiil iyo askar isugu jirta American,Kenyaati iyo kuwa Murtad Axmed Madoobe.
Calamada.com