Mujaahidiinta ka howlgala wilaayada Gedo waxay galabta weerar qarax ah ka fuliyeen gudaha gudaha degmada Luuq ee wilaayadaasi Gedo waxaana qaraxan lala eegtay maleeshiyaad ka tirsan murtadiinta oo ku sugnaa bar Kaantarool.
Qaraxan waxaa lasoo wariyay in uu si wanaagsan u haleelay maleeshiyaadkii Riddada ee ku sugnaa bartaasi Controll, waxaana inta la hubiyay ku dhaawacmay 2 askari oo murtadiin ah.
Dhanka kale howlgal qorsheysan oo mujaahidiintu ka fuliyeen gudaha degmada Afgooye ee wilaayada Sh/hoose ayaa lagu dilay murtad la oran jiray Xaaji Aadan Maytey oo ka mid ahaa sirdoonka Riddada gaar ahaan kuwa dharcadka.