Wararka ka imaanaya magaalada Boosaaso ee xarunta Wilaayada Bari waxey sheegayaan in gudaha magaaladaasi uu ka dhacay qarax culus kaasi oo faahfaahin laga helayo.
Qaraxa waxaa uu ka dhacay Xarunta Bangiga maamulka gaala raaca Puntland ee magaalada Boosaaso,iyadoo dhawaaqa qaraxa si aad ah looga maqlay xaafadaha kala duwan ee magaaladaasi.
Wararkii ugu dambeeyay waxey sheegayaan in qaraxa uu sababay khasaara Nafeet oo soo gaartay maleeshiyaatka Ashahaado la dirirka Puntland gaar ah kuwa Ilaalada ka ah Bangiga la beegsaday.
Mas’uuliyadda qaraxan waxaa sheegtay Xarakada Mujaahidiinta Alshabaab oo muddooyinkii dambe sii kordhisay Weerarada ka dhanka ah maamulka Puntland.
Calamada.com