Qarax Culus ayaa ka dhacay xero ciidan oo ku taala gudaha Iskuul Buluusiya ee magaalada Muqdisho,iyadoona dhawaaqa qaraxa si aad ah looga maqlay qeybo badan oo ka mid ah xaafadaha magaalada Muqdisho.
Qaraxa ayaa lala beegsaday saraakiil iyo maleeshiyaat ka tirsan dowlada Ridada kuwaasi oo xilliga qaraxa gaardis ku jiray kuna sugnaay barxadda Xerada.
Wararka hordhaca ah waxey sheegayaan in qaraxa uu sababay khasaara dhimasho iyo dhaawac ah oo soo wajahday xubnihii Murtadiinta ee gaardiska ku jiray.
Lasoco Waxii Soo Kordha.
Muuse Malaay.
Calamada Online.
Mogadishu,Somalia.
Suxufi