Qarax culus ayaa lala beegsaday kolanyo ka tirsan ciidamada Nasaarada Faransiiska oo dhaqdhaqaaqyo ka waday qeybo ka mid ah Waqooyga dalka Maali.
Weerarkan qaraxa ah waxa uu sigaar ah kaga dhacay tuulo hoostagta magaalada Menka oo ah magaalo istiraatiiji ah oo dhacda Waqooyga dalkaasi.
Qaraxa waxaa loo adeegsaday miinada dhulka lagu aaso ee meelaha fog laga hago,iyadoona warbaahinada dalka Maali ay baahiyeen iney jirto khasaara nafeet iyo mid hantiyadeed oo askarta Faransiiska lagu gaarsiiyay qaraxaasi.
Mas,uuliyadda qaraxan khasaaraha culus lagu gaarsiiyay askarta Faransiiska waxaa sheegtay Mujaahidiinta Jamaacada U Gargaaridda Islaamka iyo Muslimiinta ee taabacsan Mujaahidiinta Al-qaacidah ee dhulka Magribul Islam.
Calamada.com