Qarax culus oo saacadihii lasoo dhaafay ka dhacay degmada Buurhakaba ee wilaayada Bay iyo Bakool waxay guutooyinka qaraxyada shabaabul Mujaahidiin la beegsadeen masuuliyiin dowladeed oo ka tirsan maamul goboleedka ashahaada la dirirka ah ee Koonfur galbeed.
Qarax oo ahaa mid jugtiisa si wayn looga maqlay qaybo ka mid ah xaafadaha degmada Buurhakaba waxay Mujaahidiintu si gaar ah ula beegsadeen xubno masuuliyiin sar sare ah oo ka tirsan maamulka degmada iyo ciidamo ka titsan maamulka isku magacaabay Koonfur galbeed.
Ilo lagu kalsoon yahay waxay xaqiijiyeen in qaraxa oo ahaa mid si wanaagsan loo diyaariyay ay ku dhaawacmeen 3 xubnood oo isugu jira masuuliyiin iyo askar waxaana ka mid ahaa taliyaha nabadsugida dowladda ugu magacaaban Buurhakaba ninka lagu magacaabo Xuseen Dhuubow iyo guddoomiye ku xigeenkii hore ee degmada Buur-hakabo Nuurow Ibraahim iyo askari ka tirsanaa maleeshiyada maamulkaas oo lagu magacaabo Cabdow Buulle.
Qaraxan ka dhacay degmada Buurhakaba ee wilaayada Bay iyo Bakool wuxuu kusoo beegmayaa xilli qaraxyo xooggan oo saacadihii lasoo dhaafay ay Mujaahidiintu ka fuliyeen garoonka macmalka ah ee degmada Buulabarde ay gabi ahaanba dhulka dhigeen dhismaha garoonkaas waxaana halkaas ku dhaawacmay 5 xubnood oo murtadiin ah uu ku jiro Injineerkii gacanta ku hayay dhismaha garoonka kaas oo la xaqiijiyay in dhaawaciisu yahay mid aad u liita lana dhigay cisbitaalka ciidamada Jabuuti ee degmada Buula-barde.
Halkan Kala Soco Wararka Deg Dega Ah Ee Website-ka Calamada.
Calamada.com