Wararka ka imaanaya degmada Buulo burte ee gobalka Hiiraan waxey sheegayaan in qeybo ka mid ah degmadaasi ka dhacay qarax culus oo khasaara dhaliyay.
Qaraxan waxaa loo adeegsaday miinada dhulka lagu aaso waxa uu qaraxa sigaar ah kaga dhacay garoonka diyaaradaha degmada Buulo burte.
Ilo wareedyo waxey xaqiijiyeen in miinada ay qaraxday xilli saraakiil Jabuutiyaan miino baara yaal ah ku mashquul sanaayeen iney miinada ka saaraan goobta ay ku aasneed.
Inta la xaqiijiyay qaraxa waxaa ku dhintay Saddex Sarkaal oo Jabuutiyaan miino baarayaal ah tiro kale oo askar ahne weey ku dhaawacmeen.
Xilligii qaraxa waxaa garoonka diyaaradaha taagneed diyaarad nooca Elecobtarka ah oo loogu tala galay in lagu qaado tiro askar Jabuutiyaan ah oo dhimasho iyo dhaawac ku noqday dagaal culus oo habeenkii xalay ciidamada Shabaabul Mujaahidiin ku qaadeen difaacyada ciidamada Murtadiinta Jabuuti ay ka sameysteen Buundada degmadaasi.
Calamada.com
Waa aan farxaa goorti aad faaqyo laysaane
Fartiin tiina amintaan helana wayfayoobaye
Aransiisku Ey duu diree inagu soo foofhay
Fallaar wada mariid liyo hadaan faash baduugaynin
Feeraha hadaan laga cakisin faasiqiyo tuuga
Fuxshigiyo xumaan tay wadaan yaa fasaad dhaliye
Faranjiga is biirsaayiyo faaliyaha naaxay
Fuqahada ridwdiyo zandiiq foolxumayn diinta
Falaagada ibliis kuw diriyo fooxle xabash raacay
Fadeexadu ku wii ay heshee gaalo daba foogan
Fyras iyo waqood jeermis bay faafinahayeene
Fursaantii islaam kaw kocow fayla jara gaalka
Fartiin dhiig ku qoran baan wadaa ood ku faraxdaane
Farta yaanku fiiqahayaa faasiq iyo tuuge
Amisom fuqahadaa u qoran ee fatwada siiya
Baaruud fansalakh iyo wixii gaala fuudabayey
Amay faraxal siiyaan kufrigu faash kujra yeyda