Qarax xoogan oo geystay khasaare isugu jira dhimasho iyo dhaawac ayaa ka dhacay magaalada Muqdisho kaas oo lala eegtay mas’uuliyiin iyo saraakiil ka tirsan dowlada ridada.
In ka badan (10) Toban ka mid ah murtadiinta oo isugu jira mas’uuliyiin iyo saraakiil Nabadsugid ah ayaa lagu dilay qarax aad u xoogan oo gelinkii dambe ee maanta ka dhacay magaalada Muqdisho, Iyadoona halkaas lagu dhaawacay Tobanaan kale.
Qaraxan ayaa ka dhacay goob bar kulan u ah Murtadiinta oo ku taalla ka soo horjeedka hoteelka Wehliye oo hooy u ah madaxda iyo saraakiisha dowlada Federaalka.
Idaacada Islaamiga ah ee Andalus ayaa baahisay in khasaaraha hordhaca ah uu gaarayo in ka badan 10 Murtadiin ah, ayna suuragal tahay in khasaaruhu uu intaas ka sii bato.
Calamada.com
Allah akbar