Qarax xoogan ayaa lala eegtay gaari nooca dagaalka ah oo ay saarnaayeen saraakiil sar sare oo katirsan ciidamada dowladda Ridada, kuwaas oo ku safrayay wadada xeebta ah ee isku xirta Muqdisho iyo Marko.
Warar kusoo dhacay warqabadka Idaacadda islaamiga ee Al-Furqaan ayaa xaqiijinaya in qaraxan lagu dilay taliyihii guutada 12-ka April ee ciidamada dowladda Jeneraal Cumar Aadam Diiriye, kaas oo kamid ahaa saraakiisha saarnaa gaariga la qarxiyay.
Waxaa sidoo kale la dhintay Abaanduulaha ciidanka Guutada 12-ka April Cabdi Cali Jamaame iyo ugu yaraan Sideed askari oo katirsan ilaaladooda, waxaana gebi ahaanba burburay gaarigii ay wateen.
Guutadan ayaa la aas aasay sanadkii 2013-kii waxaana loo aas aasaay iney la dagaalamaan diinta Islaamka iyo dadka Muslimiinta.
Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ayaa sheegatay mas’uuliyadda dilka saraakiishan katirsan ciidamada dowladda, waxaana sii kordhaya saraakiisha mudooyinkii ugu dambeeyay ku baxayay gacanta ciidamada Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab.