Guutada qaraxyada Mujaahidiinta ee ka howgala wilaayada Sh/hoose waxay howlgal qorsheysan la beegsadeen mid ka mid ah saraakiisha sirdoonka kooxda Riddada Soomaaliya, xilli uu ku sugnaa hoyga uu ka deganyahay degamada Afgooye ee wilaayada Sh/hoose.
Qaraxan waxay Mujaahidiintu ku weerareen hoyga uu degmada Afgooye ka deganyahay sarkaal murtad ah oo ka mid ah saraakiisha sirdoonka Riddada oo lagu magacaabo Nuur Indha Buur, ilo wareedyo masuul ah ayaana xaqiijiyay in uu dirqi ku badbaaday sarkaalkan, ujeedka howlgalka ayaana ahaa in qaraxaasi lagu khaarajiyo murtadkan.
Dhanka kale waxay ciidamada jabhadda Mujaahidiinta ee ka howlgala isla wilaayada Sh/hoose weerar abaabulan ku qaadeen saldhigga ciidamada kuffaarta afrikaanta ay ka deganyihiin degmada Jannaale, jabaqda rassaasta ayaana si wayn looga maqlayay gudaha degmada Jannaale.