Howlgal qarax ah oo gelinkii dambe ee maanta ciidamada mujaahidiintu ka fuliyeen magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari ayaa lala beegsaday maleeshiyaad murtadiin ah, oo ka tirsan maamul goboleedka ashahaada la dirirka ah ee isku magacaabau Puntland.
Qaraxan waxay ciidanka mujaahidiintu si gaar ah ula beegsadeen fariisin maleeshiyaadka Riddada Puntland ay kaga sugnaayeen gudaha magaalada Boosaaso, waxaana Allaah fadligiis inta la xaqiijiyay lagu dilay shan askari oo ka mid ahaa maleeshiyaadkii Riddada kuwaas oo laba kamid ah ay saraakiil tahay.
Waxaa sidoo kale howlgalkan barakaysan ee qaraxa ah ku dhaawacmay 9 kale, kuwaas oo dhaawacoodu yahay mid garaab ah, howlgalkan ayaana kusoo beegmaya xilli ciidamada mujaahidiintu maalmihii u dambeeyay kordhiyeen howlgallada ka dhanka ah maleeshiyada Riddada Puntland ee ka socda magaalada Boosaaso.