Qaraxyo oo is xig xiga ayaa ka dhacay magaalada Muqdisho kuwaasi oo dhawaaqooda si aad ah looga wada maqlay xaafadaha magaalada Muqdisho iyo duleedka magaalada.
Warar hordhac ah ayaa sheegaya in qaraxyada lala beegsaday Hoteel Saxafi oo ah hoteel ay dagnyihiin xubno ka tirsan dowladda Ridada waxeyna wararka intaas ku darayaan in gudaha hoteelka laga maqlayo rasaas xoogan oo u muuqato iska hor imaad u dhaxeeya Rag hubeysan oo xoog ku galay hoteelka iyo maleeshiyaatka dowladda Ridada.
Lasoco Waxii Kusoo Kordha.
Calamada.com