Labo qarax oo dhawaaqooda si aad ah loo maqlay ayaa ka dhacay qeybo ka mid ah degmada Afgooye ee gobalka Shabeelada hoose kuwaasi oo faahfaahino laga helayo.
Qaraxyadan oo loo adeegsaday Bambaanooyinka noocyada gacanta laga tuura waxaa lala beegsaday maleeshiyaat ka tirsan dowlada Ridada waxa uu mid ka mid ah qaraxyadaasi ka dhacay goob isbaaro u ah maleeshiyaatka oo ku dhaw Xerada Tadaamun.
Qaraxa Labaad waxey wararka la helayo sheegayaan in lala beegsaday maleeshiyaat lugeynayay waxeyna labadaan qarax sababeen khasaara soo gaartay maleeshiyaatka Murtadiinta.
Degmada Afgooye waxaa ka dhaca weerarada isugu jira qaraxyada iyo dagaalada tooska ah ee ciidamada Shabaabul Mujaahidiin ay la beegsadaan maleeshiyaatka Murtadiinta iyo kuwa Kufaarta Afrikaanta ee ku sugan degmadaasi.
Calamada.com