Weerar culus ayaa mar kale ka dhacay qeybo ka mid ah gobalka Hiiraan ee Bartamaha dalka Somalia kaasi oo faahfaahin laga helayo.
Weerarka oo ahaa Qaraxyo culus ayaa waxaa lala eegtay kolonyo isugu jirta Xabashida Itoobiya iyo iyo Murtadiinta Jabuuti kuwaasi oo ka soo ambabaxay deegaanka Halgan kuna sii jeeday magaalada Beledweyne.
Qaraxyada ayaa waxay dhaceen xili Cadowga uu marayay deegaan lagu magacaabo Garisyaani oo u dhaxeeya Beledweyne iyo Halgan oo ka wada tirsan Wilaayada Hiiraan.
Saraakiisha Mujaahidiinta ayaa idaacadda Islaamiga Andulus u sheegay in ay jiraan khasaaro isku jira dhimasho iyo dhaawac soo gaaray Ciidamadii kuffaarta ee la beegsaday
Qaraxyadaani ayaa wax yeello culus u geystay gaadiidkii ay wateen Cadowga, iyagoona awoodi waayay in ay sii wataan socdaalkooda
Weeraradani Qaraxayada ee maanta ka dhacay qaybo ka mid ah Wilaayada Hiiraan ayaa ku soo aada xilli Labadii Todobaad ee la soo dhaafay deegaano ka tirsan Hiiraan Qarax iyo kamiino lagula eegtay Ciidamada Kufaarta Itoobiya iyo maleeshiyaadka Ridada Jabuuti iyo kuwa Somalida ah.