Ciidanka guutada qaraxyada mujaahidiinta Al-shabaab ee ka howlgala magaalada caasimadda ah ee Muqdisho ayaa qarax barakaysan la beegsaday maleeshiyaad ka tirsan murtadiinta isku magacaabay Boolis Milataaro, kuwaas oo ku socdaalay deegaanka Ceelasha Biyaha ee dhaca duleedka caasimadda.
Qaraxan ayaa Allaah fadligiis u dhacay sidii loo qorsheeyay, waxaana inta la xaqiijiyay ku dhaawacantay 2 askari oo murtadiin ah, howlgalkan ayaana qayb ka ah howlgallada xiriirka ah ee ay ciidamada mujaahidiintu ka wadaan gobolka Banaadir.
Dhanka kale ciidamada mujaahidiintu waxay howlgal culus oo qarax la beegsadeen maleeshiyaad murtadiin ah oo ku sugnaa isgoyska deegaan waynaha Ceelasha biyaha ee dhaca duleedka magaalada Muqdisho.