Guutada qaraxyada Shabaabul Mujaahidiin ee ka howlgala wilaayada Banaadir waxay qaraxyo dhowr ah la eegteen xarumo ciidan oo ay ku sugnaayeen maleeshiyaadka kooxda Riddada Soomaaliya, kuwaas oo kuyaal gudaha magaalada caasimadda ah ee Muqdisho.
Qaraxa koowaad ayay ciidamada mujaahidiintu la beegsadeen fariisin ciidan oo ay maleeshiyaadka murtadiintu kaga sugnaayeen laanta Towfiiq oo qayb ka ah xaafadda Towfiiq degmada Yaaqshiid ee magaalada Muqdisho, lama soo werin haddii uu jiro khasaare nafeed iyo mid maaliyadeed intuba.
Qaraxa labaad oo ahaa mid xooggan waxay ciidanka mujaahidiintu ka fuliyeen xerada Generaal Gorden ee degmada Hodon, halkaas oo saldhig ciidan u ah maleeshiyaadka Riddada ee dhowaan laga keenay waddanka Eritrea.